"Gacal Aduun Yaal Lee," iyo Luuqda Macaan ee Axmed Xaaji Weli

Description

Abwaannada ay ka mid ahaayeen Abwaan Awees Geeddow (A.U.N), iyo Abwaan Macoow Aw Diinle (A.U.N) -- iyo iyo hooballo luuq macaan jiray Sida Al Ustaad Axmed Shariif Killer, Al Usttaad Axmed Rabsho.... iqk Labadaan wiil waa laba wiil ee dhaqankii iyo hiddihii awooweyaashood weli dabada haya! Ilaahay ha daayo. Waayo waa iyaga oo kale dadka u sii gudbin doona jiilalka naga dambeeya--heesihii, haasawehii, iyo himilooyinka dadkii dhuuntay.

Comments
Powered by JomSocial